Skip to content

Kajawaab Wicitaanka

Emerge waxay soo saartay baaq ku wajahan wax ka qabashada beesheena — Baaqa ah in la joojiyo Rabshadaha Qoyska.

Kajawaabida Wicitaanka ...

… Joojinta Rabshadaha Qoyska waxay ku saabsan tahay kaqeyb galinta bulshadeena sidii loo joojin lahaa dhamaan noocyada xadgudubka ee inbadan oo kamid ah qoyskeena, asxaabteena iyo asxaabteena maalin walba la kulmaan. Su’aashu ma ahan maxaan sameynaa laakiin, halkii, diyaar ma u nahay inaan wax qabanno?